Xog cusub oo kasoo korortay Weerarkii Xarunta G/Banaadir iyo qofka la doonayay in lagu dilo

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo ku galay xarunta maamulka gobolka Banaadir, waxaana gudaha xarunta ka dhacay dagaal saacado socday oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo kooxda Al Shabaab. Shan dagaalame oo katirsan Al Shabaab ayaa qaraxa ismiidaaminta kaddib galay gudaha xarunta dowladda hoose, waxaana la sheegay in raga hubeesan durbadiiba abaareen … Continue reading Xog cusub oo kasoo korortay Weerarkii Xarunta G/Banaadir iyo qofka la doonayay in lagu dilo